Guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee eedeynta Somalia u jeedisay Kenya oo Warbixin soo saaray

Guddigii xaqiiqo raadinta ee IGAD u xil saartay eedeynta Soomaaliya u jeedisay Kenya ee ah iney faragelin ku hayso arrimaheeda gudaha ayaa warbixin ka soo saaray baaritaankooda iyo waxyaabaha ay ku soo ogaadeen. Xubnaha Guddigan oo lagu magacaabay shirkii madaxda IGAD 20-kii December ku yeesheen magaalada Jabuuti kadib markii dowladda Soomaaliya gudbisay dacwad ka dhan … Continue reading Guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee eedeynta Somalia u jeedisay Kenya oo Warbixin soo saaray